Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane C/rashiid Xidig, ayaa maanta warbaahinta usoo bandhigay Raashiin ay dowladda Masar ugu deqday soomaaliya.
deeqda ayaa wasaaradu waxaa ay sheegtay in ay ahaayeen kuwo halaabay, intii ay safarka kusoo jireen.
Raashiinka ayaa muqdishu lagu gubay.
Halkaan ka dhegeyso: