Dhegeyso: Gabar Ka Sheekeyneysa Qaraxii Xalay Ee Banaadir Beach

Caasho, waxaa ay u sheegtay idaacadda Dalsan, in ay dhawaan kusoo laabatay dalka, waxaa ay sidoo kale sheegtay in ay la kulantay Qarixii xalay lagu weeraray Baarka Banaadir Beach ee Magaaladda Mogadishu, halkaasoo ku-dhowaad 10 ruux ay ku geeryoodeen.

Halkaan ka dhegeyso:

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor