Dhegeyso: Sirdoonka Soomaaliya oo shegay iney ogaayeen weerarkii Banaadir Beach

General Gaafow ah Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida Dowlada Federaalka Somaliya, ayaa sheegay in ay dowladda soomaaliya ay ka warqabeen in weerar uu kusoo wajahanyahay xeebta liido.

Halkaan ka dhegeyso

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor