• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 8, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Dhallinyaro Soomaali oo ku eedeysnaa Burcad-baddeednimo oo la sii daayey

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 17, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maxkamadda Sare ee Sishilis (Seychelles Supreme Court) waxay shalay oo Jimco ahayd sii daayeen 5 dhallinyaro Soomaali ah, kadib, markii lagu waayey wax caddaymo dhmaystiran oo muujinaya inay Burcad-baddeed yihiin.

Wakaalladda Wararka dalkaasi (Seychelles News Agency) oo aan Warkan ka soo xiganay ayaa lagu muujiyey inay Garsoorayasha Xeer-beegtida ee Maxkamadda Sare sheegtay in markii Dhallinyarada Soomaalida laga soo qabanayey Badda aanan lagu helin iyagoo faraha kula jira wax sharci-darro ah, isla markaana aysan wadanin wax Hub sharci-darro ah.

Shanta Dhallinyaro ayaa la sii daayey, markii ay Maxkamadda Sare ee Sisihilis shalay ku dhawaaqday inaysan wax Dembi ah gelin Ragga Soomaalida ee lagu soo eedeeyey falal Burcad-baddeednimo.

Madaxa Qareenada u doodaysay Dhallinyarada Soomaalida oo lagu magacaabo Joel Frank Camille ayaa sheegay in xaqiiqdii Kooxda Qareenada difaacaysay dhallinyarada la bedelay muddo 3 jeer ah, taasi oo keentay dib-u-dhaca Dhegeysiga Dacwadaasi.

Joel Frank Camille oo ka tirsan Ururka Qareenada Sishisilis waxa kale oo uu tilmaamay inuusan ka war haynin, haddii ay Dhallinyarada Soomaalida ee la sii daayey ay codsan doonaan Magdhow muddada labada sano ee ay ku xirnaayeen Xabsiyada Jesiiradda Sishilis.

Dhinaca kale, Xafiiska QM ugu qaabilsan Ka-hortaga Daroogada iyo Dembiyada (United Nations Office on Drugs and Crime ee loo soo gaabiyo UNODC waxay waxay haatan isku duwayaan dhamaan Dukumentiyada lama huraanka si Dhallinyaradaasi dib loogu soo celiyo dalkooda Hooyo ee Somalia.

Dhallinyarada ayaa la sheegay inay xilligan ku joogan Jesiiradda Sishilis ku joogaan sifo ama Xaallad Muhaajiriin laga mamnuucay dalkaasi.

Dacwadda loo haystay Dhallinyarada la sii daayey waxay bilaabantay bishii September ee sanadkii hore ee 2000, hal sano kadib, markii ay Ciiddanka Badda ee Midowga Europe ee (EUNAVFOR) ka soo qabteen Xeebaha Somalia.

Hawlgalka EU-da ee Somalia (Operation Atalanta) ayaa waxay Dhallinyarada Soomaalida u soo gacan-geliyeen Dowladda Sishilis sanadkii 2019-kii, sida uu dhigayo Heshiis Soo-gudbinta Eedeysanayaasha Soomaalida laga soo qabto Badda oo ay kala saxiixdeen Dowladda Sishilis, Midowga Europe, iyagoo taageero ka helayo Xafiiska QM ugu qaabilsan La-dagaalanka Daroogada iyo Dembiyadda ee UNODC.

Previous Post

Qofkii lahaa amarkii lagu dilay Madaxweynihii Haiti oo la shaaciyay

Next Post

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo eedeyn u jeediyay Ra’iisal waasare Roble

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo
Caalamka

Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo

May 8, 2025
DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland
Warar

DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland

May 8, 2025
“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”
Warar

“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”

May 7, 2025
“Shirka Xisbiga Caddaaladda oo Hakad Ku Yimid
Warar

“Shirka Xisbiga Caddaaladda oo Hakad Ku Yimid

May 7, 2025
Guddoomiyaha SoDMA oo Kenya Ka Daah-furay Mashruuc Wacyigelineed oo $40 Milyan Ah
Warar

Guddoomiyaha SoDMA oo Kenya Ka Daah-furay Mashruuc Wacyigelineed oo $40 Milyan Ah

May 7, 2025
Next Post

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo eedeyn u jeediyay Ra'iisal waasare Roble

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

by Ilhaan
May 8, 2025
0

kulanka 11-aad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa...

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

by Liban
May 8, 2025
0

The Federal Government of Somalia (FGS) has unveiled a contentious plan to establish a new autonomous administration in Jubbaland, in...

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

by Dalsan Editor
May 8, 2025
0

The National Consultative Council (NCC) released an official communiqué on Wednesday evening following the conclusion of its recent summit held...

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

by Dalsan Editor
May 8, 2025
0

Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has strongly criticized President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of sabotaging the National Consultative...

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions
English News

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu
English News

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum
English News

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and UK discuss enhancing Defence Partnership
English News

Somalia and UK discuss enhancing Defence Partnership

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Swedish Police Train Somali CID Officers in Forensic Crime Scene Investigation
English News

Swedish Police Train Somali CID Officers in Forensic Crime Scene Investigation

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
  • Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions
  • National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu
  • Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00