Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Xabsiyada Liibiya ku xirnaa oo dalka dib loogu soo celiyay

14 dhalinayaro Soomaaliyeed ah oo shalay safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibya soo ambabixisay ayaa saakay soo gaaray garoonka Aaden Cabdulle ee Muqdisho.

Dhalinyaradaan oo muddo badan magafe ugu xirnaa dalka Libya ayaa soo celintooda waxaa iska kaashaday xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Muhaajiriinta iyo Xuquuqda caruurta ee DS, wasaaradda arrimaha Dibedda iyo Safaaradda Soomaaliya ee dalka Libya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor