HomeWararDhalinyaro laga Shakiyay oo laga Reebay Diyaarad Usoo Socotay Magaalada Muqdisho

Dhalinyaro laga Shakiyay oo laga Reebay Diyaarad Usoo Socotay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Diyaarad usoo socotay Magaalada Muqdisho oo ka Timi magaalada Nairobi ayaa laga reebay shan Dhalinyaro Somaliyeed ka dib Markii laga shakiyay Diyaaradan oo ka soo kacaysay Magaalada Nairobi ayay ciidanka amaanku dhalinyarada kula hadheen Garoonka diyaaradaha halkaas oo la sheegay in su’aalo lagu waydiinayay Dhalinyaradan laga shakiyay ayaa qaarkood ka yimaadeen wadamada yurub. Dad goob […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarad usoo socotay Magaalada Muqdisho oo ka Timi magaalada Nairobi ayaa laga reebay shan Dhalinyaro Somaliyeed ka dib Markii laga shakiyay

Diyaaradan oo ka soo kacaysay Magaalada Nairobi ayay ciidanka amaanku dhalinyarada kula hadheen Garoonka diyaaradaha halkaas oo la sheegay in su’aalo lagu waydiinayay
Dhalinyaradan laga shakiyay ayaa qaarkood ka yimaadeen wadamada yurub.
Dad goob joog ah ayaa idaacada Dalsan u xaqiijiyay in dhalinyarada haatan lagu hayo Magaalada Nairobi
Diyaarada ayaa waxa la socday Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaliya Me. Shariif Xasan Sh Aadan iyo Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Qayb Diid)
Dhalinyaro badan ayaa inta badan ka yimaada Yurub ayaa falal Amni daro ka Gaysta gudaha Dalka

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts