Dhageyso:Warbixin:Maxey ka dhigan tahay Guushii lama filaanka aheyd ee uu gaaray Madaxweyne Farmaajo ?

Arbacii waxaa Muqdihso lagu doortay Madaxweynaha 9-aad waxaana si lama filaan ah kusoo baxay Xilka Madaxweynaha Maxamed C/llahi Farmajo Ra’isul wasaarihii hore ee Somalia.

329-Mudanye oo katirsan labada gole ee baarlamaanka ayaa markii ugu horeesay doortay madaxweynaha Cusub.

Hadaba Guusha Farmaajo ee aan horay loo sii saadalin Maxey ka dhintahay?

Banaanbaxyada Shacabku ay kusoo dhaweyn Madaxweyne Farmaajo sidee loo dareemayaa?

Madaxweynaha Cusub ma,noqon doonaa mid ka gudba caqabaha ku horgudban?

Waxaa soo jeedinaya Wariye Saleymaan Xaaji Axmed Raage:

Halkan ka dhageyso:

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media