Dhageyso:Qeybta 25aad Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media Action

 

 

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij  aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga Barnaamijka ayaa noqonaya mid todabaadle ah.

Waxaad ka dhageysataan Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm.

Barnaamijkan waxaa naga taageeraya Hayadda BBC Media Action waxaana maalgalineysa Hayadda iskaashiga caalamiga ah ee u qaabilsan Dalka Norway ee marka magaceeda lasoo gaabaabiyo loo yaqaanoNORADwaxaadna ka dhagesaneysaan   Radio Dalsan.

Farsamadii:- Mohamed Ali Abdullahi {Karaama linga linga}

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media