Dhageyso:Qeybta 20 aad Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media Action

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij Cusub oo aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga Barnaamijka ayaa noqonaya mid todabaadle ah.

Waxaad ka dhageysan doontaan Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm.

Barnaamijkan waxaa naga taageeraya Hayadda BBC Media Action waxaana maalgalineysa Hayadda iskaashiga caalamiga ah ee u qaabilsan Dalka Norway ee marka magaceeda lasoo gaabaabiyo loo yaqaanoNORAD waxaadna ka dhagesaneysaan   Radio Dalsan.

Barnaamijka waxaa si wadajir ah u soo gudbinaya wariyaasheena kala ah;- Xasan Salaad Xasan Laki  & Farxiyo Maxamed Xuseen {Muraad}

Farsamadii:-  Maxamed Ali Abdullahi { Karaama Linga Linga}

Aragtidiina Barnaamijkan waxaad inoogu reebi kartaan halkan ama inoogu soo dir fariinta Gaaban ee 434

Halkaan Ka Dhageyso Barnamijka

 

Comments
Loading...