Dhageyso:Mid ka mida Musharixiinta Kasoo jeeda Puntland oo ku baaqay in doorashada loo madax baneeyo Barlamaanka Cusub.

Cali Xaaji Warsame oo kamida musharixiinta kasoo jeeda degaanada maamulka Puntland ayaa sheegay in gudiga doorashooyinka aya doonayaan qorshe ay ku dadajinayaan doorashooyinka dalka kadib markii marar badan ay dib u dhacday.

Waxa uu sheegay in taasi ay tahay mid dana gaar ah laga leeyahay islamarkaana muhiim ay tahay in barlamaanka cusub ee wali ay socoto dorashadiisa loo madax baneeyo.

Halkaan ka dhageyso.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor