Dhageyso:K/galbeed oo faah faahisay dagaal dhimasho geystay oo ka dhacay duleedka Baydhabo.

C/laahi sheikh Max’ed oo kamida Sarakiisha ciidanka K/galbeed ee Somalia ayaa Radio Dalsan u sheegay in dagaalka shalay ka dhacay degaanka Goof gaduud ee duleedka Baydhabo ay kaga dhinteen afar kamida ciidankooda dhaawac yaduna ay kasii badan yihiin.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in masuuliyiinta K/galbeed ay masuul ka yihiin dagaalada soo noq noqday taas oo uu ku macneeyay in ay diidan yihiin howlgalo toos ah oo Al shabaab ay kaga sarayaan degaanada Gobolka Baay.

Halkaan ka dhageyso.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor