Dhageyso:Cabsi Amni oo ka taagan Bosaaso kadib dilka taliye xigenkii Amniga.

Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays ayaa digniin u diray xubnaha golaha deegaanka ee degmada Boosaaso oo uu sheegay inaysan ka qaybqaadan ammaanka magaalada Boosaaso.

waxa uu sheegay in hadda laga bilaabo xubnaha golaha deegaanka looga baahan yahay in ay la shaqeyaan laamaha ammaanka, islamarkaana ay taas waajib ku tahay.

Halkaan ka dhageyso.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor