HomeWararDhageyso:Aqoonyahan Xassan Xeyle"Dowlada waa in si deg deg ah uga mira dhalisaa...

Dhageyso:Aqoonyahan Xassan Xeyle”Dowlada waa in si deg deg ah uga mira dhalisaa dibu heshiisiinta Ahlusuna iyo Galmudug”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa soo baxaya baaqyo kala duwan oo ay jeedinayaan qaar kamid ah aqoonyahanada Somalida,kadib markii natiijo la’aan uu kusoo dhamaaday wada hadaladii ay lahaayeen Ahlusuna iyo Galmudug. Aqoonyahan Xassan Xeyle Tooxoow oo degan dalka Boqortooyada Sacuudiga kana faaloda arimaha siyaasada Somalida iyo Carabta ayaa wareysi uu siiyay Radio Dalsan waxa uu kaga hadlay dareenka iminka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa soo baxaya baaqyo kala duwan oo ay jeedinayaan qaar kamid ah aqoonyahanada Somalida,kadib markii natiijo la’aan uu kusoo dhamaaday wada hadaladii ay lahaayeen Ahlusuna iyo Galmudug.

Aqoonyahan Xassan Xeyle Tooxoow oo degan dalka Boqortooyada Sacuudiga kana faaloda arimaha siyaasada Somalida iyo Carabta ayaa wareysi uu siiyay Radio Dalsan waxa uu kaga hadlay dareenka iminka laga muujinayo in talaabadii koowaad oo ay Dowlada  Farmaajo u qaaday in xal laga keeno Maamulka labaxay Gobolada dhexe ee Ahlusuna iyo Galmudug aan lagu guuleesan ilaa iyo hadda.

- Advertisement -

Aqoonyahan Xeyle ayaa sheegay in dowlada looga baahan yahay in xal deg deg ah ay ka keento dibu heshiisiinta Ahlusuna iyo Galmudug,kadib doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Waxaana aqoonyahanka uu ku baaqay in labada dhinac ay isku tanasulaan oo ay wada qaataan xalka,si loo helo maamul lagu mideesan yahay.

Halkan ka dhageyso wareysiga Aqoonyahan Xassan Xeyle:

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts