• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Maqal

Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Shirkii ka dhacay Magaalada Nairobi

Bilan Media by Bilan Media
April 23, 2019
in Maqal, Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Shirkii Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ay ku yeesheen Xildhibano ka tirsan labda Golle ee Baarlamaanka,qaar Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah dowladda iyo Mas’uuliyiin xilal kala duwan la soo qabtay dalka,kaasi oo qodobadii ka soo baxay aad loogu dhaliilay dowladda.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa waxaa uu baaq u diray Siyaasiyiintii shalay  ku shiraya Magaaladda Nairobi,isla markaana ugu baaqay  in aysan ku fogaan mucaarad nimadooda.

“Dowladdu waxay wadaa isku raadin laakiin mucaaradka ku shiraya dalka dibadiisa yaysan isbiidka ka badin hadii aysanba dhaafayn Mucaaradnimada” ayuu yiri Wasiir Daahir Maxamuud Geelle.

Sidoo kale Wasiirka ayaa waxaa  uu sheegay in dadka diidan hanaanka dowladda ay wax u wado iyo kuwo hanka hogaamineed leh ay ku waangsan tahay in la isk hor fariisto oo laga wada hadlo Aayaha Ummadda Soomaaliyed,isla markaana la dhameeyo wax kasto oo jira.

Hadalka Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda  Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa waxaa ku soo aadayaa,iyadoo shalay Magaalada Nairobi kulan ku yeesheen Siyaasiyiin Mucaarad ku ah dowladda Federalka ,isla markaana soo saaray War-murtiyeed ka kooban dhowr qodob oo qaarkood aad loogu dhaliilay dowladda iyo kuwo eedeeymo kala duwan loogu jeediyay.

 

Hoos ka Dhageyso Codka Daahir Maxamuud Geelle.

http://dev.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/04/COD-GEELLE.mp3
Previous Post

Faah faahin:-Dil ka dhacay degmo ka tirsan Gobolka Mudug

Next Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Hoggaamiyeyaal kale oo ka qeyb galaya Shir ka furmaya Qaahira

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya
Warar

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya

July 12, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan

July 12, 2025
Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Next Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Hoggaamiyeyaal kale oo ka qeyb galaya Shir ka furmaya Qaahira

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya

by Ilhaan
July 12, 2025
0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta gaaray degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kadib safar uu kaga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan

by Ilhaan
July 12, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga, ayaa maanta kulan miro-dhal...

78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony

78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony

by Ilhaan
July 12, 2025
0

Ankara, Türkiye - In a proud moment for Somali education and international cooperation, 78 Somali students were among the graduates honored during the 2025...

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

by Ilhaan
July 12, 2025
0

Ankara, Turkey – In a significant diplomatic engagement underscoring the enduring bond between Somalia and Turkey, Somali President Hassan Sheikh Mohamud...

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya
Warar

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony
English News

78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting
English News

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border
English News

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit
English News

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan
  • 78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony
  • Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00