HomeMaqalDhageyso:-Xilliga ay dhaceyso doorashada Kuraas ka banaan Golaha Shacabka oo la shaaciyey

Dhageyso:-Xilliga ay dhaceyso doorashada Kuraas ka banaan Golaha Shacabka oo la shaaciyey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyey waqtiga ugu wanaagsan ee la qaban doono kuraas ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya xilli shalay Dhuusamareeb lagu doortay mid ka mid ah kuraastii banaaneyd. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil(Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in doorashada laba kursi ee ka banaan Golaha Shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyey waqtiga ugu wanaagsan ee la qaban doono kuraas ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya xilli shalay Dhuusamareeb lagu doortay mid ka mid ah kuraastii banaaneyd.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil(Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in doorashada laba kursi ee ka banaan Golaha Shacabka dhawaan ka dhici doonto Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

- Advertisement -

Waxa ay sheegtay in labadaas kursi mid ka mid ah Ergadii dooran laheyd iyo musharixiiba la dhameystiray balse kursiga kale Ergadii dooran laheyn loo baahan yahay in la soo dhameystiro si ugu dambeyn doorashada loo qabto,waxana Odayaasha Dhaqanka ay ugu baaqday inay soo dhameystiraan Ergadii wax dooran laheyd.

Shalay ayaa waxaa Dhuusamareeb lagu doortay Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud,iyada oo kursiga uu iska casilay Walaalkiis Cabduqaadir Gaafoow,waxaana labada kursi ee Baydhabo lagu dooran doono baneeyey Xuseen Cusmaan Xuseen oo hadda ah Agaasimaha Hay’ada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya iyo Marxuum Khaliif Cabdullaahi oo geeriyooday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts