HomeWararDhageyso:-Xildhibaannada Mooshinka Ka wada Gudoomiye Jawaari oo kordhay+Sawirro

Dhageyso:-Xildhibaannada Mooshinka Ka wada Gudoomiye Jawaari oo kordhay+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa sii xoogeesanaya Mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,Xildhibaanada mooshinkaa saxiixay ayaana la sheegay in ay kordheyn. Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheyn Xildhibanaada Mooshinka wado ayaa waxa ay sheegeyn in tirada mooshinka saxiixay ay gaarayaan 198-Xildhibaan. Kulanka maanta waxaa kasoo Muuqday Wasiiro iyo Wasiiro kuxigeeno kuwaa katirsan Golaha Shacabka,Waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa sii xoogeesanaya Mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,Xildhibaanada mooshinkaa saxiixay ayaana la sheegay in ay kordheyn.

Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheyn Xildhibanaada Mooshinka wado ayaa waxa ay sheegeyn in tirada mooshinka saxiixay ay gaarayaan 198-Xildhibaan.

- Advertisement -

Kulanka maanta waxaa kasoo Muuqday Wasiiro iyo Wasiiro kuxigeeno kuwaa katirsan Golaha Shacabka,Waxaana kamid ahaa Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale,Wasiirka Maaliyada C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye.

Xildhibaanada ayaana rajo qaba in ay xilka ka tuuraan Gudoomiye Jawaari,iyaga oo wali ku eedeenaya in uu Dastuurka ku xadgudbay ayna doonayaan in Xilka uu baneeyo.

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ahna Wasiir ka tirsan Xukuumadda Kheyre iyo Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka mid ah Xildhibaanada weli ku adkeysanaya in ay xilka ka tuurayaan Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos ka dhageyso Codadka Xildhibaanada Qaar kana Daawo Sawirada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts