Dhageyso:-Xildhibaan sheegay in dowladda Xureyn la’dahay Wadada Maka Almukarama iyo Afgooye

Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil  oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka hadlay qorshaha agu doonayo in Shabaab looga saarayo Gobolka Jubbada Dhexe.

Xildhibaano oo ku sugan degmada Afmadoow ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay weli xureyn la’dahay Wadada Maka Almukarama ee Magalada Muqdisho iyo degmada Afgooye sida uu hadalka u dhigay.

Xildhibaanka ma sheegin dadka heysta ee laga xureynayo degmada Afgooye iyo Wadada Maka Almukarama ee Magalada Muqdisho oo ay Dowladda Federaalka Maamusho.

Dhageyso Codka Xildhibaanka eedeynta u jeediyay Dowladda Federaalka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor