Cadaado(Radio Dalsan):- Xildhibaan C/wali Cali Maxamuud oo kamid ah xildhibaanada maamulka Galmudug oo lahadlayay idaacada Dalsan ayaa waxa uu ka warbixiyay sababta ay mooshinka uga keeneen madxweyne c/kariic Xuseen Guuleed
Xildhibaanka ayaa sheegay in madaxweynaha uu jabiyay dastiirka maamulka sidoo kalana uu ku tagri falay adoowa madaxweyninimo asgoona sheegay in haatan mooshinka ay saxiixeen xildhibaano gaaraya 50-xildhibaan
Halksan Hoose Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka