HomeWararDhageyso:-Xildhibaan Fiqi”Hadii Farmaajo uu dalka Xukumo amar haka soo saaro xiisada ka...

Dhageyso:-Xildhibaan Fiqi”Hadii Farmaajo uu dalka Xukumo amar haka soo saaro xiisada ka taagan dalka”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ku shiray Muqdisho,kuwaas oo ka soo horjeeda mooshinka laga gudbiyey gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegeen in weli ay taagan tahay xiisadii ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyey Jawaari,waxa ayna ku dhaliileen Madaxweyne Farmaajo in kulankii Sabtida ee Golaha Shacabka kaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ku shiray Muqdisho,kuwaas oo ka soo horjeeda mooshinka laga gudbiyey gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegeen in weli ay taagan tahay xiisadii ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyey Jawaari,waxa ayna ku dhaliileen Madaxweyne Farmaajo in kulankii Sabtida ee Golaha Shacabka kaliya uu hakiyey balse uusan waxkale soo kordhin.

- Advertisement -

Xildhibaan Axmed Macalin fiqi oo u hadlayay xildhibaanada ayaa Waxa uu sheegay in Shacabka Soomaaliyeed mudo 5 cisho ah Waqtiga laga dhumiyey laakin aan waxba ku soo kordhin,kadib markii Madaxweyne farmaajo uu indhaha ka fureystay xiisada taagan sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu sidoo kale ku eedeeyey gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya in waxa uu doono uu sameysanayo isaga oo sheegtay in uu yahay kusimaha gudoomiyaha Golaha Shacabka,taas bedelkeedana laga doonayo Madaxweyne Farmaajo in uu amar deg deg ah bixiyo hadii uu dalka Madaxweyne ka yahay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts