HomeWararDhageyso:-Xildhibaan Abuukaate oo ka hadlay go’aankii Madaxweyne Farmaajo ku hakiyey Kulankii Golaha...

Dhageyso:-Xildhibaan Abuukaate oo ka hadlay go’aankii Madaxweyne Farmaajo ku hakiyey Kulankii Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay Go’aankii madaxweyne Farmaajo uu ku hakiyey kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya ee Maanta lagu balan sanaa. Xildhibaanka oo Wareysi siiyey Radio Dalsan ayaa sheegay in tallaabada uu kulanka ku hakiyey Farmaajo uu yahay mid wanagsan oo u baahan in la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay Go’aankii madaxweyne Farmaajo uu ku hakiyey kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya ee Maanta lagu balan sanaa.

Xildhibaanka oo Wareysi siiyey Radio Dalsan ayaa sheegay in tallaabada uu kulanka ku hakiyey Farmaajo uu yahay mid wanagsan oo u baahan in la taageero maadaama Maanta dadku ay ka cabsi qabeen in kulanka uu noqdo mid fowdo ku soo dhamaada.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu daacad ka noqon doono isla markana si kalsooni leh uu u dhexgalo khilaafka Golaha Shacabka, si xal buuxa looga gaaro khilaafka.

Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta la hakiyey ayaa dad badan waxa ay aamin sanaayeen in hadii uu qabsoomo ay ka dhalan karto fowdo basle Madaxweyne Farmaajo uu dalbaday in la hakiyo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Abuukaate.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts