Dhageyso:-Wasiirka Waxbarashada Somalia oo sheegay in si qaldan loo fasiray Wareysi uu bixiyey

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa Caawa ka jawaabay Warar lagu baahiyey Baraha Bulshada ee ku aadanaa in Wasaaradu aysan aqoonsaneyn.

Wasiirka oo Caawa Wareysi siiyey Radio Dalsan Muqdisho ayaa sheegay in hadalkii uu ku sheegay Wareysi uu horey u bixiyey ee uu kaga hadlay Sharci ahaanshaha Jaamacadaha dalka Dalka siqaldan loo fasirey.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo dhammeystiran oo uu arrimo badan kaga hadlay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor