HomeWararDhageyso:-Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday Isbitaal Martiini balan qaadna sameeyay+Sawirro

Dhageyso:-Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday Isbitaal Martiini balan qaadna sameeyay+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehlinayeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa gelinkii dambe ee Maanta waxa ay booqdeen Isbitaalka Martiini ee Magalada Muqdisho. Mas’uuliyiintaas ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay Isbitaalka oo labadii Sano ee u damebeysay ay Gacanta ku heysay Hay’adda(IIDA),islamarkaana adeegyo Caafimaad oo bilaash ah loogu qabto Shacabka Soomaaliyeed. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehlinayeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa gelinkii dambe ee Maanta waxa ay booqdeen Isbitaalka Martiini ee Magalada Muqdisho.

Mas’uuliyiintaas ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay Isbitaalka oo labadii Sano ee u damebeysay ay Gacanta ku heysay Hay’adda(IIDA),islamarkaana adeegyo Caafimaad oo bilaash ah loogu qabto Shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Sidoo kale Mas’uuliyiintaan ayaa si gaar ah u kormeeray qeybaha ay ku jiraan Ciidankii  usoo dhaawacmay difaaca dalka iyo qolalka ay degan yihiin iyo Qolalka Bukaanka lagu baxnaaniyo.

Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Martiini Dr Cabdi Ibraahim Jiya ayaa sheegay in wasiirka qeybaha kala duwan ee Isbitaalka uu kormeeray,isla markaana Isbitaalka uu ka koban yahay 85 Sariirood oo Rag iyo Dumar Carruurba leh,sidoo kalena lagu qabto Shaqooyin kasta Isbitaalka sida Cudurada Guud.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar –dambe) ayaa sheegay in Ibsitaalka Martiini uu ahmiyad weyn ugu fadhiyo dadka Soomaaliyeed,waxana uu sheegay in Isbitaalka ay ka faa’iideysanayaan Shacabka Soomaaliyeed sigaar ah Ciidamada Qalabka sida.

- Advertisement -

Waxa u sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay Shaqooyinka uu Bulshada u haayo Isbitaalka,isla markaana Wasaaradda Gaashaandhigga ay garab taagnaan doono.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Gaashaandhigga kana Daawo Sawirrada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts