HomeMaqalDhageyso:-Wasiir Beyle oo faahfaahiyay guullo DFS kasoo gaartay shirarkii Addis Ababa

Dhageyso:-Wasiir Beyle oo faahfaahiyay guullo DFS kasoo gaartay shirarkii Addis Ababa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta ka hadlay habsami usocodka shaqada Wasaaradda Maaliyadda Dalka. Wasiir Beyle oo warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay shirarkii ugu dambeeyay ee Magaalada Addis Ababa kula soo qaatay Masuuliyiinta IMF, Bangiga Aduunka iyo wakiilada Beesha Caalamka. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta ka hadlay habsami usocodka shaqada Wasaaradda Maaliyadda Dalka.

Wasiir Beyle oo warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay shirarkii ugu dambeeyay ee Magaalada Addis Ababa kula soo qaatay Masuuliyiinta IMF, Bangiga Aduunka iyo wakiilada Beesha Caalamka.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in guul muhiim dowladda ay ka soo gaartay Wajigii hore ee dib-u-eegista hanaanka 4aad ee Deyn cafinta Soomaaliya (SMP4).

Wasiirka Maaliyadda Soomaliya ayaa soo dhaweeyay warbixintii ay soo saartay hey’adda lacacgta adduunka oo ay ku sheegtay in Soomaaliya ay dhameystirtay qeybta koowaad wajiga afaraad ee deyn cafinta.

“Guusha iyo Horumarka waxaa u fure ah midnimada, wadajirka iyo in aan wax wada qabsano, taas ayaan baraare iyo wanaag ku gaari karnaa”ayuu yiri C/raxmaan Ducaale Beyle.  

- Advertisement -

 

Hoos ka Dhageyso Codka Wasiir Beyle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts