HomeMaqalDhageyso:-Wasaaradda Amniga oo shaacisay in gacanta lagu dhigay Dad dilal ka geystay...

Dhageyso:-Wasaaradda Amniga oo shaacisay in gacanta lagu dhigay Dad dilal ka geystay Muqdisho

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa shaacisay in howlgalladii ugu dambeeyay ee laga sameeyay Muqdisho lagu guuleystay in lagu qabto rag dilal ka geystay Muqdisho. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan oo sigaar ah ula hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay Gacanta ku dhigeen ninkii ka dambeeyay dilka Askari ka tirsanaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa shaacisay in howlgalladii ugu dambeeyay ee laga sameeyay Muqdisho lagu guuleystay in lagu qabto rag dilal ka geystay Muqdisho.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan oo sigaar ah ula hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay Gacanta ku dhigeen ninkii ka dambeeyay dilka Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda oo lagu dilay Muqdisho.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in markii uu dilka dhacay ay durba Ciidamadu sameeyeen howlgal kaas oo keenay in isla Goobta lagu qabto ninkii ka dameeyay dilka Askarigaas.

Waxa uu sheegay in dhawaan Gacan ku dhiiglaha ay soo gudbin doonaan Magaciisa isla markaana ay Maxkamada horgeyn doonaan si cadaalad loo marsiiyo sid uu hadalka u dhigay.

Labadii Maalmood ee la soo dhaafay ayaa Muqdisho waxaa ka dhacayay dilal qorsheysan,waxana shalay degmada Hodan lagu dilay Xidigle ka tirsanaa Ciidamada Milateriga oo lagu Magacaabi jiray Farxaan Barkhad.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Wasaaradda Amniga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts