HomeWararDhageyso:-Thaabit"Galmudug'waa Hooyadii Federaalka Soomaaliya

Dhageyso:-Thaabit”Galmudug’waa Hooyadii Federaalka Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Magaalada Cadaado uga qeybgalay Caleemo-Saarka Madaxweynaha Galmudug ayaa marka hore Hambalyo u diray Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaale(Xaaf). Mudane Thaabit ayaa sheegay  in Galmudug ay tahay in mudan mid lagu daydo islamarkaana isagu uu ka soo jeedo deegaan ahaan loona baahan yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Magaalada Cadaado uga qeybgalay Caleemo-Saarka Madaxweynaha Galmudug ayaa marka hore Hambalyo u diray Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaale(Xaaf).

Mudane Thaabit ayaa sheegay  in Galmudug ay tahay in mudan mid lagu daydo islamarkaana isagu uu ka soo jeedo deegaan ahaan loona baahan yahay in lagu taageero horumarka ay iminka hiigsaneyso Galmudug.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay in Madaxda Galmudug iyo Shacabkeeda ay noqdaan kuwo horseed u noqda Nabada deegaanada Maamulka Galmudug.

Ugu dambeen waxa uu sheegay in Galmudug ay tahay Hooyadii federaalka islamarkaana lagu doortay xildhibaanadii ugu horeeyay ee Aqalka Sare kamid noqda.

Hoos Ka Dhageyso Khudbada Gudoomiyaha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts