HomeMaqalDhageyso:-Tartan u dhexeeya Shirkadaha diyaaradaha oo ka Bilowday Muqdisho

Dhageyso:-Tartan u dhexeeya Shirkadaha diyaaradaha oo ka Bilowday Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu ka bilowday Tartan cusub oo dhanka diyaaradaha ah. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu sheegay in Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu ka bilowday tartan u dhexeeya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu ka bilowday Tartan cusub oo dhanka diyaaradaha ah.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu sheegay in Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu ka bilowday tartan u dhexeeya Shirkadaha duulimaayada sameeya  ee ka howlgala Somalia.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiir Oomaar ayaa waxaa uu tilmaamay in tartanka u dhexeeya Shirkadaha diyaaradaha ay qeyb ka yihiin Shirkado waaweyn sida Qatar Airways, Ethiopian Airlines iyo Turkis Airlines,kuwaasi oo sameeya duulimaadyo dalal kala duwan ah.

Isaga oo sii hadlaayay ayuu sheegay Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar in kaliya isbadalka qiimaha shirkadaha lagu raaco oo yimaado xiliyada safarka oo kaliya.

Ugu dambeyntii Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa sheegay in amniga Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde  haatan uu aad u fiican yahay,isla markaana ay ku qanacsan yihiin Shirkadaha duulimaayada sameeya ee yimaada Magaalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts