HomeMaqalDhageyso:-Tababar loo soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka+Sawirro

Dhageyso:-Tababar loo soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magalada Muqdisho waxaa Maanta tababar loogu soo xiray Saraakiil ka tirsan Xubnaha Saadka iyo Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed,tababarkaas oo socday mudo Saddex Cisho ah. Munaasabada tababarka loogu soo xirayay ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Gaashaandhagga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe) iyo Taliyaha xoogga Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe. Madaxa hoggaanka Saadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Muqdisho waxaa Maanta tababar loogu soo xiray Saraakiil ka tirsan Xubnaha Saadka iyo Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed,tababarkaas oo socday mudo Saddex Cisho ah.

Munaasabada tababarka loogu soo xirayay ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Gaashaandhagga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe) iyo Taliyaha xoogga Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe.

- Advertisement -

Madaxa hoggaanka Saadka iyo taakuleynta  Ciidanka xoogga dalka Janeraal Maxamed Maxamuud Garabeey ayaa sheegay in maalmaha uu socday tababarkaan ay Saraakiishu wax badan ka faa’iideen,isla markaana Dad aqoonyano ah ay tababarkaas bixinayeen.

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyed Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) ayaa sheegay in tababarkaan uu yahay bilaawga turxaan bixinta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya,isla markaana Sanadka soo socda ee 2019 laga bixi doono musuq maasuq ciddii lagu arkaana tallaaba laga qaadi doono.

Ugu dambeyn Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo tababarka soo xiray ayaa sheegay in marka la gaaro Sanadka 2019 dowladda Soomaaliya ay dib u howlgelin doonto Warshada Dharka Ciidanka soo saarta.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka kana Daawo Sawirrada.

Madaxa hoggaanka Saadka iyo taakuleynta  Ciidanka xoogga dalka Janeraal Maxamed Maxamuud Garabeey

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyed Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe)

Wasiirka Gaashaandhagga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe)

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts