Dhageyso:-Soomaaliland oo jawaab ka bixisay War ka soo yeeray Madaxweyne Mustafe Cagjar

Maalin ka hor ayaa Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Cabdi Muxumed Cagjar ayaa ku eedeeyay in laga soo abuublo rabshadaha ka dhaca Magalada Jigjiga Magaalooyinka Maamulada Soomaaliland,Puntland iyo Jubbaland,hayeeshee waxaa ka jawaabay Soomaaliland.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in aan waxba ka jirin wararka ka soo yeeray Soomaaliland,isaga oo sheegay in uu yahay mid meel uga dhacayo Soomaaliland.

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ayuu ugu baaqay in warkaasi uu raali gelin ka bixiyo.

Dhageyso Codka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliland.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor