HomeWararDhageyso:- Sideedii Kursi ay Maxkamada Sare laashay kadib maxaa dhacaya

Dhageyso:- Sideedii Kursi ay Maxkamada Sare laashay kadib maxaa dhacaya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Caasha Xaaji cilmi oo horay uga mid aheyd mudayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta saxaaafda Shir Jaraa’id ugu qabatay Magaalada muqdisho ayaa ka hadashay Sda ay u aragto sidee Xildhibaan oo ay Maxkaamda Sare ee dalka laashay doorashadoodii islamarkaana sheegtay in lagu celinaayo taas oo mid kamid ah ay iyada uu kula tartamayay Xubinimada. Casha ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Caasha Xaaji cilmi oo horay uga mid aheyd mudayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta saxaaafda Shir Jaraa’id ugu qabatay Magaalada muqdisho ayaa ka hadashay Sda ay u aragto sidee Xildhibaan oo ay Maxkaamda Sare ee dalka laashay doorashadoodii islamarkaana sheegtay in lagu celinaayo taas oo mid kamid ah ay iyada uu kula tartamayay Xubinimada.

Casha ayaa sheegtay in Go’aankii ay soo sartay Maxkamada Sare uu daba joogo Go’aankii ay horay u soo saareenb xalinta khilaafadka kaas oo ay ku laaleen doorashada 11 xildhibaan kuwaas oo sixaqdaro ah loo siyaasadeyay.

- Advertisement -

Waxa ay sheegtay in markii taasi ay dhacday islamarkaana doorashadii ay geli lahaayeen la duudsiiyay ayaa waxa ay bilaabeen in ay dacwo gudbiyaan si ay u helaan xaqoooda,waxana Maxkamada Sare baaritaano dheer ah ay sameysay kadib ay ku soo saartay go’aankaas.

Waxa ay sheegtay in marka la gaaro doorashada Sideeda Xildhibaan loo baahan yahay in ay u tartamaan rag ama dad aan la dabajoogin oo aan dacwo ka imaan islamarkaana xaquuqu uu leeyahay qof muwaadin ah aan la duudsiin karin.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts