HomeMaqalDhageyso:-RW Kheyre”Dowladdu waxa ay qaban doontaa wax ka duwan wixii ay soo...

Dhageyso:-RW Kheyre”Dowladdu waxa ay qaban doontaa wax ka duwan wixii ay soo qabatay”

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo salaadda ciidda kadib shacabka Soomaaliyeed kula hadlay Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa ku boorriyay in ay ka fogaadaan qabyaaladda, musuqa, nin jaclaysiga, danta gaarka ah iyo shisheeye kalkaalnimada. “Waa in aan ka waantowno wixii hore oo aan ogaanno in dhallinyaradaani ay mustaqbal naga doonayaan, dhissidda mustaqbalkaasna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo salaadda ciidda kadib shacabka Soomaaliyeed kula hadlay Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa ku boorriyay in ay ka fogaadaan qabyaaladda, musuqa, nin jaclaysiga, danta gaarka ah iyo shisheeye kalkaalnimada.

“Waa in aan ka waantowno wixii hore oo aan ogaanno in dhallinyaradaani ay mustaqbal naga doonayaan, dhissidda mustaqbalkaasna laga doonayo cid waliba oo dalka xil u haysa. Qof waliba waa in uu ogado in mas’uuliydda uu Allah kula xisaabtamayo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay ku aamineen xilka uu hayo”, ayuu Ra’iisul wasaaruhu ku sheegay khudbadiisa.

- Advertisement -

“Waa in aan dhissanno dal aan kulligeen ku wada noolaan karno, si aan u dhisnana waa in aan iska qaadno isbaarooyinka”, ayuu ra’iisul wasaaruhu sheegay.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale sheegey in ay muhiim tahay in qof waliba oo Soomaaliyeed waajibka saaran gudashadiisa uu ka rumeeyo oo isla xisaabtanka uu naftiisa ka billaabo, waxa uuna Allaah ka rajeeyay maanta in ay noqoto maalintii dadka Soomaaliyeed oo dhan ay garteen in ay si wadajir ah uga soo baxaan waajibaadka ka saaran dhismaha qarannimada iyo ilaalinta ammaanada.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts