HomeWararDhageyso:-"Ragii hubkooda kala cararay Muqdisho waa laga daba tagayaa" Eng Yariisoow

Dhageyso:-“Ragii hubkooda kala cararay Muqdisho waa laga daba tagayaa” Eng Yariisoow

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cumar Cisman (yariisow) oo ka hadlay howlgalga xasilinta Caasimada muqdisho oo dhawanahaan ciidamada dowladu ay ka wadeen magalada ayaa soo hadal qaaday dilalka qorshaysan ee ka dhaca magalada muqdisho loona gesto wax garadka iyo musliyiin katirsan dowlada Somalia. Injineer yariisow,ayaa sheegay in dilalka Muqdisho aysan allshabaab oo kaliya aysan fulin balse ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cumar Cisman (yariisow) oo ka hadlay howlgalga xasilinta Caasimada muqdisho oo dhawanahaan ciidamada dowladu ay ka wadeen magalada ayaa soo hadal qaaday dilalka qorshaysan ee ka dhaca magalada muqdisho loona gesto wax garadka iyo musliyiin katirsan dowlada Somalia.

Injineer yariisow,ayaa sheegay in dilalka Muqdisho aysan allshabaab oo kaliya aysan fulin balse ay jiraan dadkale oo ku lug leh sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta ayaa sidoo kale ka hadlay siyaasiyiin la sheegay inay hubkoodka kala baxsadeen howlgalka xasilinta iyo hubka dhigista isugu jire ee ka socda Magalda muqdisho,sheegayna in meel kasta looga dabategi doono.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts