Dhageyso: – Qeybta 33-Aad Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media Action

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij  aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga iyo kuwa guualaha ka gaaray  Barnaamijka ayaa noqonaya ah todabaadle ah.

Waxaad ka dhageysataan  Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm.

Barnaamijkan waxaa naga taageeraya Hayadda BBC Media Action waxaana maalgalineysa Hayadda iskaashiga caalamiga ah ee u qaabilsan Dalka Norway ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano NORAD waxaadna ka dhagesaneysaan   Radio Dalsan.Barnaamijka waxaa  soo gudbinaya Wariye Farxiyo Muraad

Comments
Loading...