HomeMaqalDhageyso:- qeybta 10-aad ee Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media...

Dhageyso:- qeybta 10-aad ee Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media Action

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij todobaadle ah oo aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga Barnaamijka ayaa noqonaya mid todabaadle ah. Waxaad ka dhageysan doontaan Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm. Barnaamijkan waxaa iska kaashanaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij todobaadle ah oo aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga Barnaamijka ayaa noqonaya mid todabaadle ah.

Waxaad ka dhageysan doontaan Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm.

- Advertisement -

Barnaamijkan waxaa iska kaashanaya Hayadda BBC Media Action iyo Radio Dalsan.

Barnaamijka waxaa si wadajir ah u soo gudbinaya wariyaasheena kala ah Xasan Salaad Xasan Laki iyo Farxiya Maxamed Xuseen Muraad.

Farsamadii:-  Maxamed Xuseen Maxamed {Xusni}

- Advertisement -

Aragtidiina Barnaamijkan waxaad inoogu reebi kartaan halkan ama inoogu soo dir fariinta Gaaban ee 434

Halkaan Ka Dhageyso Barnamijka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts