(Dhageyso):- Qaar kamid ah dadka laga soo celiyay Kenya oo cabanaya

Muqdisho(Radio Dalsan):- qaar kamid ah dadkii laga soo celiyay xeryaha qaxootiga wadanka Kenya ee haatan kusuagan magalada Muqdisho ayaa iyagoo lahadlay idaacada Dalsan waxa ay cabasho xoogan kamuujiyeen balanqaadyo loo sameeyay oo hadana aan loo fulin

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media