Taliyaha ciidanka booliska gobolka Mudug, gaashaanle sare Aadan Nuur Qaal, ayaa ku baaqay in la joojiyo mudaharaadyada looga soo horjeedo diidmada lacagaha shilinka Soomaaliga ah.
Xarumaha ganacsiga ayaa bilaabay inay diidaan wax ku iibsiga lacagta shilinka Soomaaliga ah, iyagoo wax ku iibsanaya lacagta dollarka iyo adeega Sahal ee shirkada Golis.
Taliyaha ayaa sheegay inay Puntlnd ay  go’aan rasmi ah ka soo saari doonto arrintaan.
Halkaan ka dhegayso codka taliyaha