HomeWararDhageyso:-Puntland oo digniin culus u dirtay dowladda Somalia

Dhageyso:-Puntland oo digniin culus u dirtay dowladda Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Puntland ayaa eedeymo culus u jeediyay dowladda fedraalka Soomaaliya taas oo ku aaddan in ay ciidamo geynayso deegaano ka tirsan gobolka Mudug. Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse la hadlay warbaahinta deegaanta maamulkaas ayaa ka hadlay guulaha laga gaaray howlgal culus oo maalmihii lasoo dhaacay ay ka wadeen magaalada Garoowe ee caasimadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa eedeymo culus u jeediyay dowladda fedraalka Soomaaliya taas oo ku aaddan in ay ciidamo geynayso deegaano ka tirsan gobolka Mudug.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse la hadlay warbaahinta deegaanta maamulkaas ayaa ka hadlay guulaha laga gaaray howlgal culus oo maalmihii lasoo dhaacay ay ka wadeen magaalada Garoowe ee caasimadda mamaulka Puntland.

- Advertisement -

Taliyaha oo sii hadlayay ayaa tilmamaay tan iyo intii uu bilowday howlgalkaan in ay qabteen ku dhawaad 30-qof oo lala xiriirinayo in ay lug ku leeyihiin denbiyada ka dhaca Garoowe isaga oo shaaciyay in maxkamad lasoo taagi doono.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dadka la qabtay ay u badanyihiin dhalnyrada ku shaqeysata Mootada loo yaqaano Bajaajka isaga o ku amaanay ciidamada booliiska sida ay u guteen waajibaadkooda sugidda amniga.

Dhinaca kalana waxa uu sheegay in ay jiraan qorshayaal dowladda fedraalka Soomaaliya ay ku gobolka Mudug ciidamo booliis ah gaar ahaana kuwa gaar ka ah ee Haram cad.

- Advertisement -

Taliyaha ciidamada booliiska Puntland  Gen Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa sheegay haddii dowladda Federaalka Soomaaliya ay magaalada Gaalkacyo keento Booliiska gaarka ah ee loo yaqaanno Haramcad in iyaguna ay geenayaan Shabeel sida uu hadalka u dhigay.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts