(Dhageyso Wareysi ):- Askari Itoobiyaan ah oo Soomaaliya ka raadinaya aabihi

Galkacyo(Radio Dalsan):- wariyaha Radio Dalsan uga soo hadlay magalada Galkacyo Maxamed C/laahi Baxnaaniye ayaa wareesi la yeeshay C/qaadir Macalina Maxamed Xuseen Guuleed oo isku heestay inuu yahay nin Itopiyan ah laakiin ogaaday 31-sano kadib inuu yahay Soomaali

Halkan Hoose Ka Dhagaeyso wareesiga wariyaheena uu layeeshay ninkan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media