Dhageyso:-Mid ka mid ah Wasiirada Cusub ee Hir-Shabeelle oo is casilay

Barqanimadii  Arbacadii Maanta yaa lagu dhawaaqay Golaha Wasiirada Hirshabeele,waxaana Saacado uun kadib Magacaabistaas Iscasilay Wasiiru-Dowlahii Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta.

Wasiiru-Dowlahii Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Hir-Shabeelle Ismaaciil Maxamed Culusow oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu xilkaas iska casilay,kadib markii uu sheegay in aan lagala tashan Magacaabista xilkaas.

Waa Wasiirkii ugu horeeyay ee iska casilay golaha wasiirada hir-Shabeelle ee uu Maanta Magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiiro dowlha is casilay.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media