HomeMaqalDhageyso:-Mid ka mid ah Mushariixiintii Madaxweynenimo oo ka hadlay Sanad Kadib waxa...

Dhageyso:-Mid ka mid ah Mushariixiintii Madaxweynenimo oo ka hadlay Sanad Kadib waxa isbedelay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Zakariye Xaaji Maxamuud waxa uu ka mid ahaa musharixiintii Madaxweynenimo balse markii dambe ku dhawaaqay in uu tanaasulay ayaa ka hadlay waxyaabihii isbedelay mudo Sanad Kadib oo ay jirsatay dowladda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Zakariye oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaliya ayaa marka hore sheegay in xiligaas doorashada uu jiray tuhumo badan oo uu ka qaban […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Zakariye Xaaji Maxamuud waxa uu ka mid ahaa musharixiintii Madaxweynenimo balse markii dambe ku dhawaaqay in uu tanaasulay ayaa ka hadlay waxyaabihii isbedelay mudo Sanad Kadib oo ay jirsatay dowladda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Zakariye oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaliya ayaa marka hore sheegay in xiligaas doorashada uu jiray tuhumo badan oo uu ka qaban dad faragelin ku hayay siyaasada dalka Soomaliya.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in uu arkay dad Cadaw ah oo mudo dhowr bilood ah ku dhex  jiray Xildhibaanada kuwaas oo xildhibaanada ku dhahayay kan doorta iyo kan ha dooranina ayuu yiri xildhibaanka.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo dhamestiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts