HomeWararDhageyso:-Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Ciribtirka Alshabaab uu ku xiranyahay isku soo...

Dhageyso:-Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Ciribtirka Alshabaab uu ku xiranyahay isku soo dhawaanshaha heyadaha amniga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Gelinkii Dambe ee Khamiistii Shalay  shir guddoomiyay shir deg deg ah oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka. Kulankan  oo ay ka soo qeyb galeen Taliyeyaasha ciidamada, wasiirada amniga ayaa looga hadlay qaraxii iyo weerarkii Al-Shabaab ku qaaday Maqaayado caan ahaa oo ku yaala degmada Hodan. Kulanka oo ahaa mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Gelinkii Dambe ee Khamiistii Shalay  shir guddoomiyay shir deg deg ah oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka.

Kulankan  oo ay ka soo qeyb galeen Taliyeyaasha ciidamada, wasiirada amniga ayaa looga hadlay qaraxii iyo weerarkii Al-Shabaab ku qaaday Maqaayado caan ahaa oo ku yaala degmada Hodan.

- Advertisement -

Kulanka oo ahaa mid qaas ah oo  albaabada u laaban ayaa la sheegay in la isla soo qaaday in la xoojiyo amniga Caasimada, howl galada amniga ee socda, isla markaana la qaado tallaabooyin looga hortagayo weerarada Al-Shabaab ka geystaan goobaha shacabka.iyo xaruumaha Dawlada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo mar hadalay shalay ayaa si kulul uga hadlayay weerarkii Maqaayadda Pizza House, halkaasoo lagu dilay dad u badnaa rayid oo ay ku jireen gabdho yar yar oo walaalo ahaa.

 

- Advertisement -

Wuxuuna sheegay Famaajo  in dabar go ,a Alshabab uu ku xiranyahay isku soo dhawaanshaha heyadaha amniga iyo shacabka sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts