Dhageyso:- MD Jubaland oo eedeyn u jeediyay DFS kana hadlay dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Maddobe oo ka hadlayay munasabadda Sangootinta wefdiga Ra’iisul-Wasaaraha ayaa aad uga hadlay muhiimadda ay leedahay dagaal ka dhan ah Alshabaab si dalka looga saro

Waxa uu sheegay in laga maarmo ciidamada AMISOM oo lagu bixiyo dhaqaalo fara badan in aysan jirin shaqo dhab ah oo ay ka qabteen dalka gaar ahaana dagaalka Shabaab oo dhowr sano ka socda Somalia waxaana uu cadeeyay I Somalia ay u baahantahay in ay isku tashato.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa tilmamay in aysan jirin cid la xisaabtanta Hayadaha  deeq bixiyaasha iyo AMISOM taasna ay sabab u tahay dib u dhaca jira eek u aadan in uu waqti dheer qaatay howlgalka AMISOM ee ka socda dalka.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media