Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llahi Cosoble oo maanta dib ugu labtay caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa durbadiiba magacaaba gudoomiyaha gobalka Sh/dhexe.
Digreeto ka soobaxday madaxweynaha maamulka Hirshabelle ayaa xilka gudoomiyaha gobalka Sh/dhexe waxaa si rasmiya loogu magacaabay Axmed Meere Makaraan oo horay u ahaa gudoom iye ku xigeenka maaulka gobalka Sh/dhexe.
Afayeenka madaxweynaha Hirshabelle C/shakuur Shaashaa ayaa akhriyay wareegtada lagu magacabay gudoomiyaha gobalka Sh/dhexe.
Halkaan Ka Dhageyso Codka.