HomeWararDhageyso:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Madaxda dowladda ku eedeeyay in aysan daacad...

Dhageyso:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Madaxda dowladda ku eedeeyay in aysan daacad ka aheyn dagaalka Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Camey Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb galayay shirkii looga hadlayay amniga ee Maanta ka dhacay Magalada Garoowe ayaa sheegay hadalkaan isaga oo eedeyn u jeediyey madaxda dalka. Mudane Cameey  ayaa sheegay inay Muhiim tahay in Laga wada hadlo waxii dan u ah Shacabka , oo dhanka Amaanka si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Camey Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb galayay shirkii looga hadlayay amniga ee Maanta ka dhacay Magalada Garoowe ayaa sheegay hadalkaan isaga oo eedeyn u jeediyey madaxda dalka.

- Advertisement -

Mudane Cameey  ayaa sheegay inay Muhiim tahay in Laga wada hadlo waxii dan u ah Shacabka , oo dhanka Amaanka si wada jir ah Looga wada shaqeeyo, waxaana uu tilmaamay in la dabagalo shirarkii kan ka horeeyay waxa ka hirgalay.

Waxa uu sheegay Madaxweyne kuxigeenka Puntland in Madaxda Soomaaliyeed ay ka gaabisay in Soomaaliya lagu soo dabaalo Amni maadaama umada Soomaaliyeed waxa ugu horeeya ee baahida ay uqabto ay tahay in Amni lahelo,isla markaana ay dhibaato ku hayaan Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxwayne ku xigeenka Puntland.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts