Dhageyso:-Madaxweyne Gaas”Dhul badan oo Soomaaliya ka mid ah waa la heystaa oo xur ma ahan”

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Puntland ahha Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad Goboledyada oo khudbad ka jeedinayay Shirka uga furmay Baydhabo ayaa ka hadlau muhiimada kulankaas uu uleeyahay Shacabka.

Waxa uu sheegay in shirkas uu yahay mid looga hadlayo arrimo ay ka mid yihiin amniga,isl;a markaana dalaka Soomaaliya qeybaha ugu badan asyan xor aheyn oo ay Al-Shabaab heystaan.

Waxa uu sheegay in waxyaabaha lag tashanayo ay qeyb ka yihiin sidii dalka loo xurreyn laha taas oo ay ku jirto dowladnimada sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Gaas oo uu qodobo kale uga hadlay.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media