• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, September 24, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas oo u duulay itoobiya kalana hadlaya Iskaashi dhanka Amniga ah+Sawirro

Bilan Media by Bilan Media
November 20, 2017
in Maqal, Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garoowe kusii sagootiyey Madaxweyne ku-Xigeenka dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey, masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Puntland, qaar kamidda saraakiisha ciidamada Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada dawladda Puntland.

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay muhiimadda safarkisa ayaa sheegay inuu dalka Ethiopia gaar ahaan caasimadda dalkassi u aadidoono arrimo la xidhiidha Ganacsiga, Amaanka iyo Siyaasadda guud ee Puntland iyo Soomaaliya, waxaana uu xusay Madaxweynuhu in safarkiisu qaadan doono muddo shan cisho ah.

“waxaan saaka u safraynaa aniga iyo weftigayguba magaalada Addis-Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia oo aan ku tegi doono socdaal muddo shan cisho ah oo ah safar shaqo, kaas oo aanu rabno inaanu dawladda Ethiopia kala soo xaajoono hawlo badan oo la xidhiidha dhanka Amniga, Ganacsiga iyo Siyaasadda guud ee Puntland iyo Soomaaliya oo dhanba” ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa xusay in isaga iyo weftigiisuba kulamo la qaadan doonaan madaxda dalkaasi ugu saraysa, isla markaana ay kala xaajoon doonaan  arrimaha kor-kuxusan, waxaana uu Madaxweynuhu Alle ‘SWC’ ka rajeeyey inuu safarkoodu kuso dhammaado Guul.

“Waxaan is arki doonaa Madaxda ugu saraysa dalkaasi ‘INSHA ALLA’, waxaanna rajaynayaa inuu guul kusoo dhammaado safar-kayagu” ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Gaas kana Daawo Sawirrada.

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2017/11/Madaxweyne-Gaas.mp3

Previous Post

Dhageyso: Warka Duhur Ee Radio Dalsan

Next Post

Sawirro:-Taliyaha Xoogga oo Boqolaal Askari kula hadlay Saldhigga Turkiga ee Muqdisho

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Warar

Madaxweynihii Hore Farmaajo oo cambaareeyay jir dilka iyo tacaddiyada loo geestay waayeelka Soomaaliyeed ee laga barakiciyay Suuqa Siinaay

September 24, 2025
Wasiirka Gaashaandhigga oo cambaareeyay weerar lagu qaaday Saldhig Booliis, kuna baaqay in “mukharibiinta” la horkeeno cadaaladda“Kooxo Mucaarad ah oo u Dhaqmaya Sida Argagixisada Waa in Maxkamad la Hor Keenaa”

Dowladda Soomaaliya oo cambaareyneysa falal amni-darro oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Warar

Dowladda Soomaaliya oo cambaareyneysa falal amni-darro oo ka dhacay magaalada Muqdisho

September 24, 2025
Booliska oo Xabsiga Dhigay Askar Lagu Eedeeyay Shacab lagu dhibaateeyay Siinaay
Warar

Booliska oo Xabsiga Dhigay Askar Lagu Eedeeyay Shacab lagu dhibaateeyay Siinaay

September 24, 2025
“MW Xasan Sheekh oo Mucaaradka Ku Dhaliilay Diidmada Guddiga Farsamo ee Wada Shaqeynta”
Warar

“MW Xasan Sheekh oo Mucaaradka Ku Dhaliilay Diidmada Guddiga Farsamo ee Wada Shaqeynta”

September 24, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

“Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay In Horjoogayaal Al-Shabaab Lagu Dilay Moqokori”

September 24, 2025
Next Post

Sawirro:-Taliyaha Xoogga oo Boqolaal Askari kula hadlay Saldhigga Turkiga ee Muqdisho

Madaxweynihii Hore Farmaajo oo cambaareeyay jir dilka iyo tacaddiyada loo geestay waayeelka Soomaaliyeed ee laga barakiciyay Suuqa Siinaay

by Ilhaan
September 24, 2025
0

Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyay tacaddiga iyo jirdilka loo geystay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo cambaareeyay weerar lagu qaaday Saldhig Booliis, kuna baaqay in “mukharibiinta” la horkeeno cadaaladda“Kooxo Mucaarad ah oo u Dhaqmaya Sida Argagixisada Waa in Maxkamad la Hor Keenaa”

Wasiirka Gaashaandhigga oo cambaareeyay weerar lagu qaaday Saldhig Booliis, kuna baaqay in “mukharibiinta” la horkeeno cadaaladda“Kooxo Mucaarad ah oo u Dhaqmaya Sida Argagixisada Waa in Maxkamad la Hor Keenaa”

by Ilhaan
September 24, 2025
0

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar ay kooxo hubeysan oo mucaarad ah ku qaadeen Saldhig Booliis oo...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareyneysa falal amni-darro oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Dowladda Soomaaliya oo cambaareyneysa falal amni-darro oo ka dhacay magaalada Muqdisho

by Ilhaan
September 24, 2025
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa falal lagu khalkhal gelinayey amniga caasimadda, kuwaas oo ay ku kacaan xubno...

Booliska oo Xabsiga Dhigay Askar Lagu Eedeeyay Shacab lagu dhibaateeyay Siinaay

Booliska oo Xabsiga Dhigay Askar Lagu Eedeeyay Shacab lagu dhibaateeyay Siinaay

by Ilhaan
September 24, 2025
0

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Banaadir, G/Sare Macalin Mahdi, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Saldhigga Booliiska Degmada Wardhigley, isagoo faahfaahin...

Warar

Madaxweynihii Hore Farmaajo oo cambaareeyay jir dilka iyo tacaddiyada loo geestay waayeelka Soomaaliyeed ee laga barakiciyay Suuqa Siinaay

September 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Gaashaandhigga oo cambaareeyay weerar lagu qaaday Saldhig Booliis, kuna baaqay in “mukharibiinta” la horkeeno cadaaladda“Kooxo Mucaarad ah oo u Dhaqmaya Sida Argagixisada Waa in Maxkamad la Hor Keenaa”
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga oo cambaareeyay weerar lagu qaaday Saldhig Booliis, kuna baaqay in “mukharibiinta” la horkeeno cadaaladda“Kooxo Mucaarad ah oo u Dhaqmaya Sida Argagixisada Waa in Maxkamad la Hor Keenaa”

September 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya oo cambaareyneysa falal amni-darro oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Warar

Dowladda Soomaaliya oo cambaareyneysa falal amni-darro oo ka dhacay magaalada Muqdisho

September 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Booliska oo Xabsiga Dhigay Askar Lagu Eedeeyay Shacab lagu dhibaateeyay Siinaay
Warar

Booliska oo Xabsiga Dhigay Askar Lagu Eedeeyay Shacab lagu dhibaateeyay Siinaay

September 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“MW Xasan Sheekh oo Mucaaradka Ku Dhaliilay Diidmada Guddiga Farsamo ee Wada Shaqeynta”
Warar

"MW Xasan Sheekh oo Mucaaradka Ku Dhaliilay Diidmada Guddiga Farsamo ee Wada Shaqeynta"

September 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

"Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay In Horjoogayaal Al-Shabaab Lagu Dilay Moqokori"

September 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Madaxweynihii Hore Farmaajo oo cambaareeyay jir dilka iyo tacaddiyada loo geestay waayeelka Soomaaliyeed ee laga barakiciyay Suuqa Siinaay
  • Wasiirka Gaashaandhigga oo cambaareeyay weerar lagu qaaday Saldhig Booliis, kuna baaqay in “mukharibiinta” la horkeeno cadaaladda“Kooxo Mucaarad ah oo u Dhaqmaya Sida Argagixisada Waa in Maxkamad la Hor Keenaa”
  • Dowladda Soomaaliya oo cambaareyneysa falal amni-darro oo ka dhacay magaalada Muqdisho
  • Booliska oo Xabsiga Dhigay Askar Lagu Eedeeyay Shacab lagu dhibaateeyay Siinaay

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00