HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Waxaa jira Siyaasiyiin mucaarad ah oo dowladda curyaaminaya”

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Waxaa jira Siyaasiyiin mucaarad ah oo dowladda curyaaminaya”

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in ay jiraan dad Siyaasiyiin ah oo dowladda Mucaarad ku ah kuwaas oo doonaya in ay dalka curyaamiyaan si markaana Shacabka niyada ka jebinaya. Waxa uu sheegay in Shacabku uu yahay dad wanagsan balse Siyaasiyiin iyo dad dano gaar ah leh kuwaas dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in ay jiraan dad Siyaasiyiin ah oo dowladda Mucaarad ku ah kuwaas oo doonaya in ay dalka curyaamiyaan si markaana Shacabka niyada ka jebinaya.

Waxa uu sheegay in Shacabku uu yahay dad wanagsan balse Siyaasiyiin iyo dad dano gaar ah leh kuwaas dowladda hadda jirta mucaarad ku ah isla markaana dagaal kula jira.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in dowladii tan ka horeysay ee Xasan Sheekh iyada oo jirtay mudo lix Bilood ah ay soo waceen rag Siyaasiyiin ah kuwaas oo ku wargeliyay in ay mucaaradayaan dowladda laakin isagu uu ku yiri waa in waqti lasiiyo Dowladda si ay Guulo u gaarto.

Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa soo hadal qaaday dagaalka ka dhanka ah Shabaab waxa uuna sheegay in marnaba aan loo dul qaadan doonin dhibaatada ay dalka ku hayaan waxa uuna shacabka ka dalbaday in ay gacmaha isqabsadaan dagaalkana ka qeyb qaataan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Farmaajo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts