HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo “Siyaasiyiinta xanaaqsan ee ka hadlaya Shirka Shidaalka ee London waxa...

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo “Siyaasiyiinta xanaaqsan ee ka hadlaya Shirka Shidaalka ee London waxa ay dalka u rabaan Dib u dhac”

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay Shirka Shidaalka Soomaaliya ee maanta ka furmay Magaalada London ayaa waxa uu  si kulul u weeraray Siyaasiyiin uu sheegay in ay Xanaaqsanyihiin, kuwaas oo ka soo horjeeda sida uu yiri horumarka dalka, doonaya in ay dib u dhigaan Dalka. Waxaa uu sheegay Madaxweynuhu Dowladdii tan ka horeysay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay Shirka Shidaalka Soomaaliya ee maanta ka furmay Magaalada London ayaa waxa uu  si kulul u weeraray Siyaasiyiin uu sheegay in ay Xanaaqsanyihiin, kuwaas oo ka soo horjeeda sida uu yiri horumarka dalka, doonaya in ay dib u dhigaan Dalka.

Waxaa uu sheegay Madaxweynuhu Dowladdii tan ka horeysay in ay heshiis lagashay Shirkado sahmin ku bilaabay goobaha ay macquulka tahay in laga heli karo Shidaalka welina aan la soo bandhigin faah-faahinada la xiriira waxa ka soo baxay baaritaankaas ay sameeyeen Shirkadaha heshiiska lala galay.

- Advertisement -

Dhinaca kale Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan jirin dan ku jirta in la iska heysto Baaritaanada Sahminta, iyada oo ay jiraan dad badan oo danaynaya soo bandhigista Shidaalka,waxaana uu ku eedeeyay dadka ka hadlaya Shirka Shidaalka in ay yihiin kuwii dalka dib u dhigayay laga soo bilaabo 2000-ilaa iyo haatan.

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne Farmaajo.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts