HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyey in dib loo howlgelinayo Kulliyadii Ciidamada ee Jaalle...

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyey in dib loo howlgelinayo Kulliyadii Ciidamada ee Jaalle Siyaad

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Gelinkii dambe Maanta dib ugu laabtay xafiiskiisii Shaqo ee Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa waxa uu kormeer ku tegay Xaruntii Ciidamada ee Kulliyada Jaale Siyaad . Madaxweyne Farmaajo oo ay wehlinayeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa uu Goobta ka sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso dib u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Gelinkii dambe Maanta dib ugu laabtay xafiiskiisii Shaqo ee Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa waxa uu kormeer ku tegay Xaruntii Ciidamada ee Kulliyada Jaale Siyaad .

Madaxweyne Farmaajo oo ay wehlinayeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa uu Goobta ka sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso dib u howlgelinta Xarunta Kulliyadii Ciidamada ee Jaalle Siyaad.

- Advertisement -

Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu daneynayo in dib loo howlgeliyo Kuliyyada Ciidamada,isla markaana la qori doono dhalinyaro Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ka mid noqon doonaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Abaanduulaha.

Cod Abaanduulaha CXD

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts