HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray ….

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray ….

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in dalkooda ay iyaga dhistaan,isla markaana aysan ku tashan Gacmo shisheeye. Waxa uu sheegay in aan la sugin Gacmo shisheeye iyo dhaqaalo shisheeye,hayeeshee Shacabka Soomaaliyeed ay ku tashadaan xoogooda iyo maalkooda. “Cid walba oo qeyb ka ah dib u dhiska dalkiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in dalkooda ay iyaga dhistaan,isla markaana aysan ku tashan Gacmo shisheeye.

Waxa uu sheegay in aan la sugin Gacmo shisheeye iyo dhaqaalo shisheeye,hayeeshee Shacabka Soomaaliyeed ay ku tashadaan xoogooda iyo maalkooda.

- Advertisement -

“Cid walba oo qeyb ka ah dib u dhiska dalkiisa waan u mahad celineynaa,ma waxaan suqeynaa gacmo iyo  dhaqaalo shisheeye mise anaga ayaa isku tashano oo is xilqaano,waxana noo bilaawday dhismaha dalkeena,ayaan dhaweyd waxaana bilaawnay dhismaha Tiyaatarka maanta Madxafka meelo badan waan ku dhisi doonaa ayuu yiri Madaxweynaha.

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in dadka Soomaaliyeed ay dalkaan Gacmahooda ku dumiyeen,hayeeshee laga doonayo inay gacmahooda ku dhistaan.

Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts