Dhageyso:-Madaxweyne Deni oo ka soo horjeestay Sharciyo badan oo la ansixiyay

Madaxweynaha Putland Ayaa sicad uga soo horjeestay sharciyo badan oo kujiro  xeerka badroolka oo ay horay u an sixiyeen xildhibaanda labada Aqal eebarlamaanka soomaaliya isla markaana uu sheegay in putland aan laga tashan sharciyadaas

Madaxweynaha putland Saciid Cabdulahi Dani ayaa waxa uu timaamay in loobahnaa in xeerarkaasi laga layeeshoyo wadahadal maadama ayqeyb ka yihiin Dwoladda,isla markaana uu sheegay in aan lamarin habraacii loogu talagalay sidaas darteena putland ay uga baxaday an sixinta xeerar kaasi

Waxa uu madaxweyne Dani uu amaan usoo jeediyay xildhibaanada putland kuma talaya Barlamaanka soomaliya

Madaxweyne Dani ayaa marka hore utacsiyadeeyay dadkii ku waxyeelobay  qaraxyadii ka dhacay magaalada muqdisho oo uu ugu dambeyay qaraxii ka dhacay isgooska sayidka iasagoo sheegay in waxlaga xumaadoay tahay in iyadoo dalkii amaandaro kajirto in aduunka loo sheego in dalku uu ficanyahay dabaal dagyo laiska jiro

Halkaan Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media